BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
'Isaga oo nafyar ku jirto ayaan meesha ka soo qaadnay, saalada ayuu ku naf baxay'
Waxaa magaalada Galkacyo xalay lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo sida la sheegay in koox tuugo ah dishay, kaas oo ahaa iskuuleey.
Sida wiil 10 jir ah ugu dhintay gudniin lagu sameeyay iyo halista cirbadda kabuubyada ee la isku duro
Dhulka ay soomaalida degto waxaa iska caadi ah gudniinka ragga oo meelo kala duwan lagu sameeyo.
BBC-da oo la hadashay Qatar Airways iyo xaalka 'diyaaradihii isku dhici gaadhay' ee hawada Soomaaliya
Labo diyaarad oo caalami ah oo kasoo kala kacay Dooxa iyo Addis Ababa ayaa isu jirsaday masaafo lagu tilmaamay inay khatar gelin kartay badbaqka duulimaadyadaas.
Kiiska Luul: Waxa ka dhacay gudaha Maxkamada Gobolka Banaadir iyo kiisaska lagu xasuusto qareenka eedeysanaha
Waxaa soo gebogaboobay dhegeysiga dacwada kiiska Luul Sheekh Cabdicasiis.
Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay heshiiska difaac ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo danta ay Ankara ka leedahay
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiiskan toddobaadkii hore, isaga oo aan akhrin.
Sida ay ku badbaaday Salma oo iyada iyo meydka hooyadeed looga tagay dhul geeri go'an
Soomaali badan oo tahriibeyaal ah ayaa ku safra dhulka saxara ah, halkaas oo qaar badan oo iyaga oo nool looga tagay.
Sida aad ku heli kartid baasaboorka cusub ee Faransiiska iyo sharuudaha kaa xiga
Qorshahan ayaa fursad u siinaya dadka danaynaya inay Faransiiska tagaan inay helaan baasaboor iyo degenaasho.
Halka loo waday Haramcadka Soomaalida ee la badbaadiyay iyo qiimaha lagu iibsado
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo badbaadisay Haramcad dhal ah oo reer miyi Soomaali ah ay si sharcidarro ah ku ugaarsadeen iyaga oo doonaya inay iibsadaan.
Maxay yihiin godadka dahabka laga qado ee Gabiley ee labada qof ay ku dhinteen?
Deegaanka laga qado dahabka ayaa ku yaalla deegaanno buuraley ah, qiyaastiina dhowr iyo labaatan kilimeter dhanka waqooyi galbeed kaga beegan degmada Gebiley.
Ramadan: Sababta aniga iyo sambuus aan isku macsalaameynay
Soomaalida dhexdooda, sambuusku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha sida joogtada ah looga afuro guryo badan.
Dagaalka Ukraine ee labada sano: ‘‘Dookh aan dib-u-noqosho ahayn malahi’’
Waxaa la aaminsanyahay in kudhawaad 10,000 oo arday ayka barakaceen Ukraine, kuwo badana ayka cagajiidayaan dib ugu noqoshada dalkaan.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
TOOS , Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Laba arrin oo la sheegay in Soomaaliya ku badalatay kursigii gabadhaan looga guuleystay
Marwo bashiir oo ahayd xildhibaanadii Soomaaliyeed ee u tartamaysay madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka ayaa ku guuldareystay booskaas
Muxuu yahay mowqifka cusub ee Erdogan uu maanta ka qaatay Xamaas?
Eryidda ayaa sida la sheegay timid markii la arkay Fiidiyow ay ka soo muuqdeen Haniyeh iyo xubno kale oo la joogay oo u ducaynayey raggii weerarka qaaday ayagoo toos u daawanayey sida weerarku u dhacayo.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 28 Febraayo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 27 Febraayo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 27 Febraayo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 26 Febraayo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.